|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Ucid Oo Wasaarada Maaliyada Ku Eedeeyay Cashuur Sharci Daro Oo Ay Dul Dhigtay Shacabka
August 20, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Xisbiga ucid ayaa ayaandaro ku tilmaamay xukuumada somaliland iyo wasaarada maaliyadu kala garan waydo dadka ay cashuurta saarayso balse aad moodo in maraykan u haystaan dadka aycashuurta ka qaadayaan Xisbiga ucid ayaa cashuuraha xaddhaafka ah ee wsaarada maaliyadu ay tahay golahii wakiilada oo aan jirin wax shaqo ahna u haynin umada Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|