|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Iyo Arimaha Dastuurka Oo Gobolka Gabiley Ka Bilaabay Barashada Dastuurka jsl.
August 9, 2019 - Written by Editor:Gabiley (WJN)- Wasaarada xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland ayaa magaalada Gabiley ka daah-furtay wacyi gelin ku saabsan barashada Dastuurka. Waxaa munaaasibadan goobjoog ka ahaa Wasiirka wasaarada Xidhiidhka Goleyaasha iyo arrimaha Dastuurka, Agaasimaha guud ee Wasaarada Xidhiidhka Goleyaasha, Wasiirka wassaarada Isgaadhsiinta, Maamulka gobolka Gabiley iyo dadweynaha magaaladaasi. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/Co9634aaq8I Related posts:DAAWO;-Sheekh Cabdiraxmaan Dheere Oo Ka Hadlay Fadliga Bisha Muxaram Iyo Soonka Maalinka Caashuura. Ciidamada Booliska Somaliland Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Dhalinyaro Dhac U Gaysatay Muwaadin U Dhashay... DAAWO;-Fanaanada Caanka Ah Ee Khadra Daahir Cige Oo Ka Hadashay Doorashadii Dalka Ka Dhacday Iyo Isk... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|