Maxaabiistii Madaxwayne Biixi Cafiyay oo Diyaarad Khaas Ah Lagu Qaaday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxaabiistii Madaxwayne Biixi Cafiyay oo Diyaarad Khaas Ah Lagu Qaaday
August 2, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- 19-kii maxbuus ee Madaxweyne Muuse Biixi cafiska u fidiyay ee muddo 9 sanno ah ku xidhnaa jeelka weyn ee magaalada Hargeysa, islamarkaana laga soo wareejiyey jeel ku yaala dalka Seychelles, ayaa maanta u ambo baxay dalkoodii Hooyo ee Soomaaliya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS