|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Dib Uhelay Xoriyadiisa Kadib Markii Ay Maxkamada Sare Ee Jsl Sheegtay In Uu Sharci Daro Yahay Xadhigiisu!
September 30, 2024 - Written by Editor:MADHEERA(W,N)-Xildhibaan Maxamed Abiib oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland mudo sodon cisho ah ku xidhnaa jeelka madheera ayaa maanta dib uhelay xoriyadiisa kadib markii qaraar ay soo saartay maxamada sare ee Somaliland ku sheegtay in uu ku xidhan yahay sharcidaro amarna ku bixisay in xabsiga laga siidaayo. Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|