|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynihii Hore Ee Punthland Oo Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Somaliya Iyo Khilaaf Udhexeeya Somaliland!
August 30, 2019 - Written by Editor:GAROOWE(W,N) Madaxwaynihii hore ee maamul goboleedka punthland Cabdiraxmaan Faroole ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee somaliya xiligan ku jirto iyo khilaafka cakiran ee udhexeeyay maamulka muqdisho iyo jamhuuriyada somaliland Cabdiraxmaan faroole ayaa maamulka somaliya ugu baaqay in ay arinta somaliland ay ku dhameeyaan wada hadal ayna joojiyaan dagaalka dhinaca caalamka ee ay ku hayaan Madaxwayne farmaajo Xukuumadiisu HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/E_qvS8Xc27s
Related posts:Daawo:Gudoomiyaha Maxkamada Somaliland Oo Soo Bandhigay Kiisaska Ay Ka Garnaqeen Sanadkii Galbaday Wasiirka Ganacsiga Oo Shaaciyay Inay Dhammaatay Muddadii Loo Qabtay Joojinta Bacda, Cidii Hadda Kadi... Xukuumada Somaliland Oo si Adag uga Jawaabtay hadalo Deef Qaafa Oo kasoo Yeedhay Madaxwaynaha Maamu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|