|
|||||
WAJAALE NEWS
Madax-Dhaqameed Uu Hogaaminayo Suldaanka Guud Ee Jsl Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka,Fariimo Isbarkana Udiray Xukuumada&Shacabka!
August 28, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)Madax-dhaqameed iyo xildhibaano uu hogaaminayo suldaanka guud ee Somaliland suldaan maxamed cabdiqadir ayaa ka hadlay xaaada dalka iyo hadaladii kasoo kala yeedhay xukuumada iyo qaarkamida madaxdhaqameedka garxajis Madaxdhaqameedka ayaa sheegay in aanay nabada Somaliland cida wax yeelaysa ka yeelayna laguna hanjabi Karin qori isagoo fariin udiraay dhigooda habaryoonis Sidoo kale madaxdhaqameedka ayaa xkuumada ugu baaqay in looga baahan yahay dulqaad iyo tanaasul HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO ; Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Iyo Raysal wasaaraha Etoobiya Oo Si wada Jira Xadhiga Uga Jaray ... Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Gaadiidka Iyo Jidadka Oo Kormeer Ku Tagay Biriijyada Wadada Berbera Oo R... DAAWO Muuqaalka Warbixin Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Wariye Ajaanib Ahi ka Diyaariyay Dhibaatada ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|