Imaaraadka Oo Xaqiijiyay Duqaymo Ay Ka Gaysteen Magaalada Cadan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Imaaraadka Oo Xaqiijiyay Duqaymo Ay Ka Gaysteen Magaalada Cadan.
August 30, 2019 - Written by Editor:

Cadan(W,N) dawlada emaaraadka carabta iyo isbahaysiga ay hogaamiyaan ayaa maalmihii udanbeeyay weeraro ka gaysanayay magaalada cadan ee dalka yemen oo wakhtigan ku hawlan in ay ka go,do dalka yemen.

Emaaraadka ayaa cadeeyay in ay weeraro ka gaysteen  gudaha magaalada cadan

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS