|
|||||
WAJAALE NEWS
Galka Baadhista;-Warbixin Daboolka Ka Qaaday Magacyada Dadka La Xidhiidhinayo Qaraxii Uu Ku Geeriyooday Eng Yariisow!
August 9, 2019 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N) Barnaamijka galka baadhista ee Idaacada VOA ayaa warbixin ay ka diyaarisay xogaha laga helayo qaraxii magaalada muqdhiso ee lagu dilay gudoomiyihii gobolka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Yariisow Iyo cida fulintiisa lala xidhiidhinayo kuwaasi oo lagu sheegay laba dumar ah oo xafiiska dawlada hoose ka shaqaynayay Halkan Kaga Bogo Warbixinta Galka Baadhista Oo Faah Faahsan; https://youtu.be/NOHkjc_2sic Related posts:Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Wakiilada Jsl Oo Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Canada Kala Qaybgala... Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland oo Ka Jawaabay Eedaymo Uga Yimi Gudida Wanaag Farista iyo X... Dibloomaasiyiin Hargeysa u imanaya Fulinta Heshiis hore u dhexmaray Madaxweyne Siilaanyo iyo Geelle COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|