|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Wasiirka Maaliyada Jsl Oo Xamili Kari Waayay Dhaliishii Sheekh Aadansiiro Ee Dakhliga Dalka Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay!
August 17, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada maaliyada Sacad cali shire ayaa jawaab ka bixiyay dhaliilo xukuumada madaxwayne biixi uga yimid sheekh aadansiiro kuwaasi oo uu sheekhu kaga hadlay dakhliga dalka iyo Sida loo musuqmaasuqo hantida umada Wasiir sacad ayaa dhanka kale ka hadlay sobobta Madaxwaynaha somaliland iyo waftigiisii looga reebay casuumada uu boqorka dalka sucuudigu ufidiyay madaxda kasoo qaybgashay gudashada xajka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/UO5ka2OXPoU Related posts:Jabuuti Oo Shir Deg Deg In Ay Iskugu Yimaadaan Ugu Baaqday Madaxda Urur Goboleedka Igad Iyo Arimaha ... Dadwayne Gadoodsan Oo Ka Dhiidhiyay Dulmiga Ay Xukuumadu Ku Hayso Qoyskii Gudoomiyihii U Horeeyay E... -Alle Hawnaxariistee Lix Qof oo Dhalinyaro ah ayaa ku Geerioyooday ,Labo kale-na way ku Dhaawacmeen ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|