DAAWO;-Xukuumada Jsl Oo Shaacisay Sedex Arimood Oo Fududeeyey Khasaaraha Roobkii Xalay Ka Da,ay Magaalada Hargeysa, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xukuumada Jsl Oo Shaacisay Sedex Arimood Oo Fududeeyey Khasaaraha Roobkii Xalay Ka Da,ay Magaalada Hargeysa,
August 28, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Xubno kamid ah xukuumada somaliland  oo isagu jira wasiiro taliyayaal ciidan iyo xubno kale ayaa kormeer indho indhay ah kusoo maray goobihii khasaaraha ay soo gaadhsiiyeen roobkii shlay ka da,ay magaalada hragaysa iyagoo mid mid usoo maray

Sidoo kale xukuumada somaliland ayaa shaacisay waxyaalaha sobobay khasaarahan naf iyo maalba gaystay iyaga oo soo bandhigay sedex arimood oo sobob u ahaa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS