DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Wasiirka Warfaafinta Jsl, Sheegayna in Ay Dacwad Kusoo Oogayaan, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Wasiirka Warfaafinta Jsl, Sheegayna in Ay Dacwad Kusoo Oogayaan,
August 4, 2019 - Written by Editor:

“Wasiirka Warfaafintu Marii Uu Maamuli Kari Waayay Wasaaradii oo aynu ognahay, Maaha In Uu Heshiisyada Qaranka ka Hadlo Isaga Oo Mirqaansan”Xoghayaha Wadani.

HARGAYSA(W,N) Xoghayaha guud ee xisbiga wadani ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal deel qaaf ah oo wasiirka warfaafintu ku weraray gudoomiyaha wadani cabdiraxmaan cirro

Xisbiga wadani ayaa sheegay in ay dacwad ka gudbinayaan wasiirka warfaafinta

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS