DAAWO;-Xarunta Dawladda Hoose Ee Degmada Geed Balaadh Oo Iskaa Wax U Qabso Lagu Dhisayo! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xarunta Dawladda Hoose Ee Degmada Geed Balaadh Oo Iskaa Wax U Qabso Lagu Dhisayo!
August 4, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Shacabka iyo maamulka degmada geedbalaadh ee gobolka gabiley ayaa bilaabay qorshe iskaa wax uqabso ah oo lagu dhisayo xarunta dawlada hoose ee degmada gabiley.

Masuuliyiinta degmada geed balaadh ayaa umahad celiyay maayarka magaalada gabiley oo ay sheegeen in qayb laxaadle ka qaatay bilowga dhismaha xarunta dawlada hoose.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS