|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Muuqaalka Soo Dhawayntii Waftiga Madaxwaynaha Somaliland Ee Madaarka Cigaal!
August 22, 2019 - Written by Editor:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo masuuliyiintii ku wehelinaayey gudashada waajibaadka xajka ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey madaxweyne ku xigeenka Somaliland, xubno ka mida xukuumada, madaxda sare ee xisbiga kulmiye iyo siyaasiyiin kale.
Waxaana warbaahinta la hadlay wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, Mudane Maxamed Kaahin Axmed oo ka mid ahaa xubnaha safarka ku wehelinaayey madaxweynaha Somaliland, isagoo ka hadlay wasiirku arrimo kala duwan oo ay ka mid ahaayeen kulamo ay la yeesheen madax ka tirsan dawladda Sucuudiga ka dib markii ay soo guteen waajibaadkooda xajka.
Related posts:Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Jeelka Madheera Ku Booqday Xildhibaan Maxamed Abiib! Mulkiilaha Shirkadda Facebookga Oo Ku Baaqay In Dowladuhu Sameeyaan Shuruuc Ka Dhan Ah Faafinta Macl... Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Deeqdhan 70,000 Dolar Ugu Deeqay Dadka Shuban Biyoodku Aafeeyay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|