|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Murashaxa Madaxwayne Ku Xigeenka Ee Waddani Oo Sheegay In Maamulka Taladdii Dalku Ku Balaadhatay Madaxweynaha Jsl.
August 29, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Murashaxa madaxwayne kuxigeen ee xisbiga mucaaridka ah ee wadani Maxamed Cali Oo safar uu mudo ugu Maqnaa dalka UK Maanta kasoo laabtay laguna soo dhaweeyay garoonka diyaaraha ee caasimada hargaysa ayaa ka hadlay xaalada uu dalku marayo iyo hogaaminta madaxwayne biixi isagoo sheegay in xukuumada biixi ay ku baahday taladii dalku iyo maamulkiisii Sidoo kale murashaxa madaxwayne ku xigeen ee wadani ayaa baaqyo isbarkan ujeediyay xukuumada iyo shacabka somaliand HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;MUJ Cali Guray oo Daaha Ka Fayday Cida Lixda Goobood Ee Muranka Xiisada Diiwnagelintu ka Alo... “Imika Qabyaaladdii Waxay Socotaba In Halgankii La Kala Sheegto Ayey Maraysaa Oo Mid Walba Ka Aan Re... Midkamid Ah Xaasaskii Abwaan Sooraan Oo Ka Warantay Dabeecadihiisii, Ilaahayna Ka Bariday In Uu Jana... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|