DAAWO; Madaxweyne kuxigeenka Jsl Oo ka Qeyb Galay Munaasibad Lagu Xusayay Maalinta Dhalinyarada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxweyne kuxigeenka Jsl Oo ka Qeyb Galay Munaasibad Lagu Xusayay Maalinta Dhalinyarada.
August 14, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu maanta ka qayb-galay maalinta caalamiga ah ee dhalinyarada 2019.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS