|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwaynaha Jsl Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Dalka Kusoo Laabtay, Iyo Wasiir Kaahin Oo Ka Warbixiyay Safarkoodii.
August 22, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland iyo wwaftigii uu homaaniyay ee ku maqanaa dalka sucuudiga ayaa ksuu guryo noqday dalka. Waftiga madaxwaynaha ayaa agu soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa Wasiirka wasaarada arimaha gudaha oo kamid ahaa waftiga madaxwaynaha ayaa ka warbixiyay ujeedada sfarkoodii iyo waxa ay kala soo kulmeen dawlada boqortooyada sucuudiga. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Sheegtay In Ay Maxkamada La Tiigsanayso Siciid Maxamuud Gahayr,Muxuuse... Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Kulamo Kala Duwan La Qaatay Musharaxa Xisbiga Waddani Iyo Wasiirka Ar... Daawo: Siyaasi Cabdicasiis Samaale Oo Khudbad Dardaaran Ah U Jeediyay Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|