DAAWO;-Madax-Dhaqameedka Gobolka Awdal Oo Meel Adag Iska Tagay Saami Qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiilada Jsl! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madax-Dhaqameedka Gobolka Awdal Oo Meel Adag Iska Tagay Saami Qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiilada Jsl!
August 15, 2019 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N) Madax-Dhaqameedka Gobolka Awdal oo uu hormuud uyahay guldaanka guud ee beelaha gadabuursi ayaa   Meel Adag Iska Tagay Saami Qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiilada Jsl! Sheegay In Aanay Shacabka Gobolada Galbeedku Aanay Diyaar u Ahayn in ay Sidii Hore Doorasho Ku Galaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS