Cali Qoryooley oo Madaxweyne Biixi iyo Xukuumadiisa Ugu Baaqay Inay Is-casilaan iyo Sababta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Cali Qoryooley oo Madaxweyne Biixi iyo Xukuumadiisa Ugu Baaqay Inay Is-casilaan iyo Sababta
August 27, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Qoraa Cali Dool Axmed (Cali Qoryooley), ayaa dhaliilay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, Isagoona ku eedeeyay inay dhayalsatay inay waan waan ka gasho arinta Kornayl Caarre.

Dhinaca kale, Cali Qoryooley ayaa masuuliyiinta Xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Biixi ugu baaqay inay si deg deg ah isku casilaan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS