|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Ku Gacan Saydhey Shir Dhawaan Beelaha Harti Ay Ku Qabsadeen Magaalada Hargeysa Iyo Sobobta!
July 7, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada cadaalada Somaliland ayaa ka hadlay shir dhawaan ay magaalada hargaysa ku qabsadeen beelaha harti kaasi oo laga soo saaray go,aamo Wasirka calaadaladda ayaa sheegay in shirkaasi aanu ahayn mid lagu matali karo beelaha harti islamarkaana aanay joogin wax madax dhaqameed ah HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|