|
|||||
WAJAALE NEWS
Xarunta Dhaqanka Oo Markii Ugu Horaysay Iska Difaacday Eedo Loogu Soo Jeediyay Waxyaabaha Ay Dalka Ka Fuliyaan,
July 19, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha xarunta dhaqanka hargaysa ee Redsea Jaamac muuse jaamac ayaa ka hadlay waxyaabaha sanad ku cusub bandhiga buugaagta oo maalinta bari ah furaya iyo wadamo badan oo kasoo qayblaya Sidoo kale gudoomiyaha xarunta dhaqanka ayaa iska difaacay eedo loosoo jeediyay waxyaabaha ay dalka ka qabtaan oo lagu sheegay in ay qabtaan arimo dhaqanka iyo diinta islaamka kasoo horjeeda HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|