Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Qaranka Oo Faah Faahin ka Bixiyay Xeerka Ismaamulka Gobolada Iyo Degmooyinka Ee Golaha Wakiiladu Ansixiyeen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Qaranka Oo Faah Faahin ka Bixiyay Xeerka Ismaamulka Gobolada Iyo Degmooyinka Ee Golaha Wakiiladu Ansixiyeen!
July 21, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Kuxigeenka xafiiska qareenka guud ee qaranka ayaa faah faahin ka bixiyay xeerka ismaamulka gobolada iyo degmooyinka ee shalay golaha wakiladu ansixiyeen kaasi oo siyaabo kala duwan loogu turjumay bulshada ,

Qareen kuxigeenka guud ee qaranka ayaa cadeeyay in aanay jirin wax degmo ah oo darajada loo kordhiyay iyo mid laga dhimaytoona

Halkan ka Daawo Wuuqaalka warkan;

COMMENTS
LINKS