Wasiirka Cadaalada Somaliland oo Kormeeray Jeelka Magaalada Gebiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Cadaalada Somaliland oo Kormeeray Jeelka Magaalada Gebiley
July 3, 2019 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN) – Wasiirka wasaarada Cadaalada Somaliland Cabdirisaaq Cali Cabdi oo uu weheliyo Safiirka Somaliland u fadhiya wadanka Sweden, ayaa maanta gaadhay magaalada Gabiley.

Weftigan Wasiirka Cadaalada Somaliland waxa halkaasi ku soo dhaweeyay Maamulka iyo masuuliyiinta Gabiley, Isagoona Wasiirku booqaday Jeelka weyn ee magaaladaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Gabiley Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS