Wafti ka Socda Bandhiga Horumarinta Africa Iyo Xukuumada Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Dhismaha Jidka Isku Xidha Boorama Iyo Jabuuti. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wafti ka Socda Bandhiga Horumarinta Africa Iyo Xukuumada Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Dhismaha Jidka Isku Xidha Boorama Iyo Jabuuti.
July 22, 2019 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)- Wafti kasocda bangiga horumarinta Africa oo ay weheliyaan wasiirka gaadiidka iyo Jidadka iyo maareeyaha haayada wadooyinka ayaa kormeer ku tagay jidka isku xidhi doono boorama iyo jabuuti o dhawaan lagu wado in uu bilowdo,

Dhismaha wadadan ayaa waxaa maalgalinaya bangiga horumarinta Africa waxaan agoobtaasi ka hadlay madaxdhqameedka gobolka gudida dhismaha wadadan iyo masuuliyiinta xukuumada ka socday

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS