|
|||||
WAJAALE NEWS
Qaar Ka Mida Wasiirada Somaliland oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Somalia
July 4, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) – Wasiirada wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Ganacsiga iyo Warfaafinta Somaliland oo maanta si wada jir ah shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaarada Warfaafinta, ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo ka dhan ah ah Somaliland oo ka soo yeedhay Madaxweynaha maamulka Xamar Maxamed Cabdilaahi Farmaajo. Dhinaca kale, Wasiiradan ayaa waxa ay ka hadleen xidhiidhka ka dhexeeya labada shacab, Iyagoona shacabkaasi ugu baaqay inay ka hortagaan maamulka uu hogaamiyo Farmaajo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/psWThf0qN9A Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:Haweenka Somaliland Iyo Wakiilka Midowga Yurub Oo Siwada Jir ah Uga Hadlay Kootada Kuraasta Haweenka... Xisbiga Waddani Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Ku Qaabiley Laba Urur Siyaasadeed Oo Kusoo Biiray. Daawo:Waftigii Uu Hogaaminayay Cali Khaliif Galaydh Oo Maanta Ka Soo Dagay Garoonka Diyaaradaha Maga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|