|
|||||
WAJAALE NEWS
Oodweyne:In Ka Badan 20 Dhalinyaro Ah Oo Xabsiga La Dhigay Iyo Sobobta!
July 29, 2019 - Written by Editor:OODWAYNE(W,N) Ciidamada booliska ee gobolk daad madheedh ayaa la sheegay In y xabsiga utaxaabeen inka badan 20dhalinyaro oo ku dhaqan magaalada oodwayne Xadhiga dhalinyrada ayaa lasheegay in ka danbaysa kadib markii lagu eedeeyay in abaabulayaan mudo haraad lagaga soo horjeedo wafti xukuumada ka socda oo kusoo foole magaalada oodwayne Maamulka gobolka iyo ciidanka booliska ayaa iyagu ka hadal ujeedada loo xidh xidhay dhalinyarada HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:“Hadii Inaga Dhexdeena Muran Iyo Isqab Qabsi Badani Yimaado, Waxay Niyad Jabinaysaa Saaxiibada Somal... Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Oo Aqbalay Go,aamadii Gudida Beelaha Bariga Burco Kasoo Saareen ... Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Kulan la Qaatay Wafti Uu Hogaaminayay Safiirka Dalka Denmark! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|