Masuuliyiinta Dawladda Hoose Ee Berbera Oo Dhagax Dhigtay Dhul loogu Talo Galay Gawaadhida Xamuulka Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Dawladda Hoose Ee Berbera Oo Dhagax Dhigtay Dhul loogu Talo Galay Gawaadhida Xamuulka Ah.
July 24, 2019 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Maayarka magaalada berbera oo ay weheliyaan maamulka gobolka ayaa dhagax dhigay dhul balaadhan oo loogu talo galay  gawaadhida xamuulka ah.

Masuuliyiina berbera ayaa ka hadlay dhagax dhigan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/yO-ZbbBFtAY

COMMENTS
LINKS