|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweyanaha Maamul Goboleedka Puntland Oo Dalka Qadar Ku Eedeeyay Dilkii Mareeyihii DPWORLD Ee Dekeda Boosaaso.
July 23, 2019 - Written by Editor:GAROOWE(W,N) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puthland Somaliya ayaa markii ugu horaysay dilkii maareeyaha shirkada DPWORLD Ee Dekeda bosaaso ku eedeeyay in ay ka danbeeyay dalka Qadar Eedaha madaxwaynaha maamul goboleedka puthland ujeediyay dalka qadar inay danbeeyay ayaa imanaya kadib markii uu wargaysa kasoo baxa dala maraykanku qoray warbixin uu ku sheegayo in dilkii mareeyaha DPWORLD Ee boosaaso ay ka danbeeyeen dalka qadar iyo ururka alshabaab oo iskaashanaya HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/te0rE38X8LM Related posts:Deg-Deg-Daawo: Murrashax Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Guriga Cabdiraxmaan Cirro Socdaalada Odaygu Marka Hore Maaha mid Qorshe ahaan isaga ka Yimaadda iyo Mid Ujeedada Uu ka leeyaha... Daawo:Dawlada Sucuudiga Oo Joojisay Qaadashada Xoolaha Soomaalida Iyo Saamaynta ay Ku Yeelan Karto D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|