|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Somaliland Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Hargaysa Iyo Nuxurka Khudbad Uu Shacabka Ujeediyay.
July 7, 2019 - Written by Editor:HARAGYSA(W,N)-Madaxwanaha jamhuuriyada soamlialnd iyo waftigii u hogaaminayay maanta kusoo laabtay dalka kasi oo soo dhaayn balaadhan lagu qailay casimada hargaysa. Kumanaan ka mida shacabka ku dhaqan caasimada hargaysa ayaa jiadka la tagan calanka somaliland iyadoo dhanka kale jidadka lagu xardhay sawirada iyo calanka dalka guinea. Madaxwaynaha jsl ayaa shacabka uga mahad naayso dhawayntaasi Madawayne biixi ayaa ka warbixiyay safarkiisi iyagoo fari culus udiray maamulka farmaajo o uu ku tilmaamay in aana somaliland waxba ka qaday dacwadoodu HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA KHUDBADA MADAXWAYNAHA; https://youtu.be/KSLy5Mc5Y8s Related posts:Daawo: Cukuse Oo Si Adag Ugu Jawaabay Siyaasiyiin Dhaliilay Kulan Ay Wasiiradii Hore Hargeysa Ku Yee... “Madaxweynuhu Haddii Uu Soo Af Jaro Dhibta Ka Taagan Ceel-Afweyn, Bilad Sharaf Buu Inaga Mudan Yahay... Wasiirka Biyaha Somaliland oo Ka Hadley Laba Qof oo Ciidanka Boolisku Ku Toogteen Magaalada Laascaan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|