Maamulka Gobolka Togdheer Oo Digniin Culus Udiray Odayaal Katirsan Beelihii Udirirtu Ku Dhexmartay Ceel Afwayn Oo Warbaahinta Ka Hadlayay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Togdheer Oo Digniin Culus Udiray Odayaal Katirsan Beelihii Udirirtu Ku Dhexmartay Ceel Afwayn Oo Warbaahinta Ka Hadlayay!
July 23, 2019 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Maamulka Gobolka Togdheer ee ciidamada kala duwan  ayaa digniin culus udiray odayaal kasoo kala jeeda beelihii dirirtu ku dhexmartay ceel afwayn oo maalmihii udanbeeyay fariimo warbaahinta isku marinayay

Maamulka togdheer ayaa cidkasta oo ka hadasha arimahaasi ay talaabo sharci waafaqsan ay ka qaadi doonaan.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

 

COMMENTS
LINKS