|
|||||
WAJAALE NEWS
“Ma Rabno Inaan Shidaal Ku Shubno Gaadhi Aan Soconaynin”Safiirka Midowga Yurub.
July 20, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Safiiro Tiro badan ayaa maanta kasoo qaybgalay bandhiga carwada buugaagta hargaysa taasi oo sand walba la qabto ayna soo qaybgalaan madax badan oo ka kala socota caalamka Safiirka midowga yurub oo ka hadlaya carwada buugaagta hargaysa ayaa ka hadlay horumarka Somaliland gaadhay iyo dimuqraadiyada ka hirgashay Sidoo kale safiirka ayaa sheegay in aanay ku daalay cid aan soconay isagoo uduur xulay maamulka muqdisho ee u guuldaraysay hirgalinta maamul ka dhismaha koonfurta somaliya Isagoo barbardhig ku sameeyay Somaliland iyo halka ay marayso HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Shirkada So- Somcable Oo Deeq Lacag Ah Gaadhsiiyay Markiska Umuhaatul Muminiin Ee Magaalada Gabiley. Ciidanka Booliska Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Caasha Badhi Laga Dhoofinayay Madaarka Hargaysa Oo A... War Deg Dega Weerar Is-miidaamin ah oo lala Beegsaday Hotel Jaziira ee Muqdiso iyo khasaaraha ka dha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|