|
|||||
WAJAALE NEWS
Koomiishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka oo Warbixin Siiyay Daneeyayaasha Arimaha Xuquuqul Insaanka
July 3, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) –Koomiishanka Xuquuqal Iinsaanka qaranka Somaliland ayaa maanta warbixin ku saabsan arimaha xaquuqal Iinsaanka siiyay Daneeyeyaasha arimaha Xuquuqal Iinsaanka. Kulankan oo ka qabsoomay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa waxa ka soo qaybgalay Saraakiil ka kala socota Ciidamada Booliska, Asluubta, Xildhibaanada goleyaasha Guurtida iyo Wakiilada iyo Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:DAAWO;-Fanaanada Nimco Yaasiin Oo Ka Hadashay Muranka Labada Qoys Ee Isku Haysta Dhalashadeeda Oo La... Daawo:Ex Wasiir Siciid Sulub Oo Shacabka U Soo Jeediyay In ay Mudaharaad Salmi ah Ku Qaadacaan Sald... Fadhigii Golaha Wasiirradda Jsl Oo Lagaga Hadlay Xanuunka Covid 19, Muranka Dhulka Iyo Nabadgelyada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|