Jaaliyadda Somaliland Ee Minessotta Oo Soo Dhawayn Usameeyey Siyaasiin Abiib Timacad Ex Wasiir Cawaale Oo Booqasho Ku Jooga Maraykanka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Jaaliyadda Somaliland Ee Minessotta Oo Soo Dhawayn Usameeyey Siyaasiin Abiib Timacad Ex Wasiir Cawaale Oo Booqasho Ku Jooga Maraykanka!
July 22, 2019 - Written by Editor:

MINESSOTA(W,N) Jaaliyada Reer Somaliland eek u dhaqan dalka maraykanka gaar ahaan gobolka Misessotta ayaa soo dhawayn balaadhan ku qaabilay siyaasiyiin dalka jamhuuriyada Somaliland ka tagay oo socdaal ku jooga maraykanka.

Siyaasiyiinta lasoo dhweeyy ayaa kala wasiirkii hore ee wasaarada warshadaha ee xukuumadii siilaanyo Muj Abiib Diiriye nuur “Abiib timacad” oo wakhigan kamida saraakiisha sar sare ee xisbiga wadani  wasiirkii hore ee wasaarada qorshaynta qaranka ee xukuumada muse biixi  Cawaale Axmed shire iyo xubin ka tirsan xisbigakumiye rooda axmed muuse .

Munaasibada soo dhawaynta masuuliyiintan ayaa waxaa hadalo ka jeediyay xubno kamida jaaliyada reer minessota

Dhanka kale waxaa iyaguna ka hadlay soodhawaynta lagu qaabilay Kuna mahadceliyay jaaliyada Ex wasiir cawaale shire,rooda cabdi muuse,

siyaasi abiib diiriye  ayaa jaaliyada reer Somaliland ku dhaqan maraykanka ugu baaqay in ay isku duubnaadaan marka la jooga dalka dibadiisana aan la kala ahayn asxaab

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS