|
|||||
WAJAALE NEWS
“Faysal Cali waraabe Wuxuu ku Fashilmay In uu Wareejiyo Hogaaminta Xisbigiisa,Wuxuna Soo Taagan Yahay Afar Doorasho”Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere.
July 2, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere oo kamida golaha wakiilada somaliland kana tirsan xisbiga kulmiye ayaa golaha ka difaacay eedo uga yimid golaha gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe oo uu ku tilmaamay in fashilmay xisbigiisuna uu waayay bulshada codkeedii. Sidoo kale xildhibaan cabdiraxmaan ayaa faysal cali waraabe ku eedeeyay in uu ku fashilmay wareejimya hogaanka xisbiga ucid oo uu xilkiisii mudo dhaafay afar jeer. Dhanka kale xildhibaan cabdiraxmaan ayaa dib udhaca doorashooyinka ku eedeeyay sedexda xisbigi qaranoo iyagu ku heshiin waayay qabsoomideeda. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka Oo Ka Hadlay Xaalada Gabadh Yar Oo Gaadhi Jiidhay Iyadoo Ku Seexata... Siyaasi Aadan Cilmi Dhoolayare Oo Soo Dhaweeyay Hadalkii Garnaqsiga Ahaa Ganacsade Maxamed Jabuutaaw... “Wadamada Geeska Iyo Beesha Calaamkaba Waxaanu Ugu Baaqaynaa Inay Mar Walba Tixgeliyaan Masiirka Uma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|