|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Dhaliilay Siyaasada Arimaha Dibada Jsl,Sheegayna In Madaxwayne Biixi Doqoniimo Uyaqaan Tanaasulka.
July 17, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Xoghayaha Guud Ee xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani ayaa dhaliilo xoogan usoo jeediyay Siyaasada Arimaha dibada ee xukuumada madaxwayne biixi oo ay ku tilmaameen mid fashilantay bulshada ku jaho wareerinaysa waxaan sal iyo raadtoona lahayn Sidoo kale xisbga wadani ayaa madaxwaynaha ku sheegay in uu tnaasulka iyo garawshaha iyaqaano Doqoniimo, Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan; https://youtu.be/2nZLKbiBF7o
Related posts:Daawo ;Taliyaha Cusub Ee Booliska Soomaaliya+Dambiyada uu ka galay Dadka Reer Somaliland iyo dawla... Madaxwayne Siilaanyo Oo Ka Qayb Galay Xuska Sanad Guuradii 24-Aad Ee Kasoo Wareegtay Aasaskii Ciidam... Shirka Wadatashiga Xukuumada Iyo Haayadaha Caalamiga Ah Oo Ka Furmay Magaalada Hargaysa Iyo Arimaha ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|