DAAWO;-Wasiirka Biyaha Jsl Oo Sheegay In Aanay Xukuumadu Dib Ugu Dul Qaadan Doonin Dadka Ku Yidhaa Somaliland Lama Wada Laha! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Biyaha Jsl Oo Sheegay In Aanay Xukuumadu Dib Ugu Dul Qaadan Doonin Dadka Ku Yidhaa Somaliland Lama Wada Laha!
July 8, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W.N) Wasiirka Wasaarada Biyaha Jamhuuriyada Somaliland Saleeban cali koore ayaa sheegay in aan xukuumadu dib ugu dul qaadanayn dadka somaliland ku dhaliila in aan lawada lahayn

Sidoo kale wasiir saleebaan ayaa hanjabaad dadban udiray siyaasiiinta ay isku deegaanka yihiin oo dhawaan shir ku qabtay gudaha caasimada hargaysa

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

 

COMMENTS
LINKS