DAAWO; Wafti Ka Socda Midowga Yurub Iyo Masuuliyiin Xukuumada Jsl Katirsan Oo kormeer ku Tagay Wadadda Isku Xidha Hargaysa Iyo Kalabaydh. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wafti Ka Socda Midowga Yurub Iyo Masuuliyiin Xukuumada Jsl Katirsan Oo kormeer ku Tagay Wadadda Isku Xidha Hargaysa Iyo Kalabaydh.
July 19, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Safiirka Midowga Yurub Uqaabilsan Somaliya iyo somaliland oo ay weheliyaan wasiirka gadiidka iyo jidadka somaliland mareeyaha haayada wadooyinka iyo xubno kale oo xukuumada katirsan ayaa kormeer indho indhay ah kutagay wadada isku xidha magaalada hargaysa iyo kalabaydh oo dhismeedu socda ay maalgalinayso dawlada jarmalku.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS