|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ururka Suxufiyiinta Jsl Ee Solja Oo Ka Hadlay Siidaynta Wariye Badri Koosaar Oo Shalay Ciidanka Boolisku Xabsi Utaxaabeen!
July 31, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Qaarkamid masuuliyiinta ururka suxufiyiinta Somaliland ee solja ayaa ka dareen celiyay siidaynta wariye badri koosaar oo shalay xukuumada xabsiga utaxaabtay Wariye badri koosaar ayaa ka hadlay qaabkii ay ula dhaqmeen ciidamada boolisku mudadii uu xidhnaa Sido kale wariye badri ayaa umahad celiyay ururka solja iyo wasiirkii hore ee maaliyada samsam cabdi aadan oo qayb ka ahayd siidayntiisa HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:War Deg-Dega:Maleeshiyo Cali Khaliif Galaydh Ku Weerartay Garoonka Diyaaradaha Ee Buuhoodle Iyo Diya... Gudoomiyaha Degmada Gacan libaax Oo Xadhig Sharci Daro ah Kula Kacay Gudoomiyaha Dhalinyarada Xaafad... Maraykanka Oo Ka Hadlay Sobobta Aanay Ushaacin Magacyada Madaxda Somaliya Ee La Saaray Xayiraada. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|