|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qareenada Udoodaya Xildhibaanada Xidhan Ee Gabiley Oo Sharci Daro Tilmaamay Rumaanka Ay Maxkamada Gobolku Udirtay.
July 25, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Lix kamida golaha deegaanka gabiley oo xukuumada labadii maalmeed ee udanbeeyay kasoo xidh xidhay magaalada gabiley ayaa saaka la horkeenay maxkamada gobolka maroodi jeex taasi oo rumaan garaysay mudo lix cisho xalaalaysayna xadhigooda/ Qareenada udoodaya xildhibaanad xidh aya sharci daro ku tilmaamay in maxkamada gobolka rumaan dirto xildhibaano leh xasaanadii ayna kasoo horjeedo sharci dalka Sidoo kale xildhibaanada ayaa eedo ujeediyay wasiirka arimaha gudaha Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Faah Faahsan;
Related posts:Madaxweynaha Jsl Oo Casho-sharaf ku Maamuusay Martidii Caalamiga ahayd Ee Sannadka ka Qaybgelaysa Ca... Guddoomiyaha Hay”adda Dhowrista Tayada Somaliland oo Booqday Jaamacada Xanaanada Xoolaha Degmada She... Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Ka Jawaabay Baahiyaha Dugsiga Sare Ee Qalax Iyo Balan Qaadka Ay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|