|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Agaasimo Waaxeedyo Wasiirka Waxbarashadu Xilka Ka Qaaday Oo Aargoosi Masuuliyayeed Ku Tilmaamay Xilka Qaadistooda,
July 27, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W.N)-Wasiirka Waxbrashada Jamahuuriyada Somaliland ayaa dhawaan sameeyay xilka qaadis iyo magaabis waaxaha wasaarada taasi oo dareeno kala duwan ka dhex abuurtay wasaarada waxbarashada. Qaarkamid Agaasimo waaxeedyadii uu wasiirka waxbarashadu xilka ka qaaday ayaa ka dareen celiya talaabada wasiirka oo ay ku tilmaameen in ay tahay mid aargoosi ah la xidhiidhiyay khilaaf wasaarada ka jira iyo baadhitaanada ay wasaarada ka wadaan xafiiska hantidhowraha guud ee qaranku. Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:DAAWO; Madaxwayne Siilaanyo oo ka Qayb Galay Aas Qaran Oo loogu Sameeyey Magaalada Hargeysa Abwaan C... Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa oo ku fashilantay Waxka qabashada Wadooyinka + bilicda Caasima... Shirkada Soo Daabacday Buuga Uu Qoray Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo War Kasoo Saartay Buuga Mayal Oo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|