|
|||||
WAJAALE NEWS
Barnaamijka Doodda Caawa Ee Telefiishanka BBC-da oo Lagu Faaqiday Xidhiidhka Isa Soo Taraya Ee Somaliland iyo Kenya
July 4, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) – Barnaamijka doodda caawa ee Telefiishanka BBC Soomaali ayaa lagu faaqiday waxa ay ku saabsan tahay xidhiidhka xoogan ee isa soo taraya ee u dhexeeya dawladdaha Somaliland iyo Kenya. Waxaana dooda Barnaamijkan ka qaybgalay Sucaad Yuusuf Odawaa (Sucaad Carmiye) oo ka mid ah Haweenka Aqoonyahanka ah ee Somaliland iyo Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo bare ka ah Jaamacad ku taal Nairobi
Halkan hoose ka daawo muuqaalka dooda https://youtu.be/dwziiMyypL0 Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:Daawo:Dood Kulul Oo Ay Jilbaha Isku Dhigeen Xisbiyada Wadani Iyo Kulmiye Iyo Qodobada Laga Dooday DAAWO;-Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Aqbalay Musharax Yaxye Araarse Oo Usharaxan Golaha Wakiilada Ee G... Ciidamadda Illaalada Xeebaha Dalka Talyaaniga Oo Soo Badbaadiyay Doon Ay Saarnaayeen 116 Muhaajirii... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|