|
|||||
WAJAALE NEWS
Agaasimihii Hore Ee Wasaarada Shaqada & Arimaha Bulshada Iyo Agaasimaha Cusub Oo Xilkii La Kala Wareegay,
July 6, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Agaasimihii Hore ee wasaarada shaqo galinta iyo arimaha bulshada Maxamed Aadan ilkacase iyo Agaasimaha cusub ee dhawaan madaxwayne biixi usoo Magacaabay Wasaarada ayaa maanta si rasmi ah xilkii ula kala wareegay. Xilwareejinta labada masuul Ayaa waxaa gabi ahaanba ka maqnayd wasiirada wasaarada sobobo aan la shaacin awgeed Waxaana xilka u kala wareejiyay Wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta iyo tecnoolajiya somaliland Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Oo Warbixinta Miisaaniyad Odoroska Ka Dhagaystay Guddida Dhaqalaha Ee... Daawo:Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Wadani Oo Dib U Dhac Ku Yimid Iyo Mudada Loo Qoondeeyay In Uu ... DAAWO;-Maayarka Caasimada Oo Ka Warbixiyay Adeeg Cusub Oo Ay Dawlada Hoose Soo Kordhisay Iyo Fariin... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|