Xukuumada Somaliland Oo ka Hadashay Shuruud Uu Dalka Sucuudigu Ku Xidhay Dhoofka Xoolaha Dekeda Berbera!
June 24, 2019 - Written by Editor:
Hargaysa(W,N) wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha somaliland xasan gaafaadhi ayaa ka hadlay shuruud uu dalka sucuudigu ku xidhay dhoofka xoolaha somaliland ee ka tegaya dekeda berbera