|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Madaxwayne Biixi Ku Eedeeyay Aar Goosi Iyo Aduun Urursi.
June 25, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Xoghayaha warfaafinta ee xisbiga wadani barkhad jaamaca batuun ayaa eedo culus ujeediyay xukuumada madaxwayne biixi isagoo ku eedeeyay in ay xukunkii iyo taladii dalka uga faa,iidaysatay Aar goosi iyo aduun urursi Sidoo kale xoghaye barkhad ayaa ka haday xadhiga gudoomiyha agarabka dhalinyarada xisbiga oo wali xidhan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/CDNbDPKLdfE COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|