|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Ucid Oo Hadlay Xayiraada Xukuumadu Saartay Tvyada Horyaal Iyo Eryal,kuna Eedeeyay In Ay Qaaday Jidkii Kali Taliska,
June 18, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Xoghayaha Xisbiga cadaalada iyo daryeelka somaliland ee Ucid ayaa wax laga xumaado tilmaamtay talaabada xukuumada adaxwayne muuse biixi xayiraada ku saartay tvyada eryal iyo horyaal oo kamida warbaahinta somaliland Sidoo kale xisbiga ucid ayaa sheegay in xukuumada madaxwayne biixi qaaday jidkii kalistalisnimada Dhanka kale xogahaya xisbiga ucid saleebaan cali hayste ramaax ayaa ka hadlay sii daynta xildhibaan dhakool oo uu ugu baaqay in uu iscasilo bulshadana aanu mardanbe hor imanin. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/bsYFIQumRq4 Related posts:Wakiilka Qaramada Midoobay Ee Somaliya Oo Ugu baaqay Dowladda Federalka Inay Ilaaliso Xoriyada Hadal... Warbixin Daaha Ka Fayday Mad Madowga ku Gadaaman Habka Shirkada DP World u Martay Hanashada Maalgash... Ehelada Marxuum Cali Khaliif Oo ka Hadlay Natiijadda Ka Soo Baxday Baadhitaan Labaad Oo Lagu Sameeya... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|