|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Nacnac oo Si Adag Uga Hadlay Dhacdo Uu Madaarka Cigaal Kala Kulmay, Baaqna U Diray Madaxweynaha
June 8, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) – Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac), ayaa sheegay in loo diiday inuu galo gudaha garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa. Xildhibaan Nac Nac ayaa waxa uu tallaabadaas ku tilmaamay mid aanu keligii ku ahayn ee ah dagaal Xukuumadda iyo Ciidanka ammaanku ku hayaan Xildhibaannada Baarlamaanka, waxaanu intaas ku daray inaanay Xildhibaannadu wada Mudane Dhakool ahayn.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:Daawo:Xuska Sanadguuradii 23aad Ee Ka Soo Wareegtay Aas Aaska Ciidanka Qaranka Oo Maanta Laga Xusay ... WADDANI Oo Sheegay Inay Jiraan Tuhuno Ah In Rabo Dib U Dhac Ku Yimaadda Doorashada Madaxtooyada & In... R-Wajaale: Sh Maxamed Cali-Gadhle Oo Darsigii 2aad Inoo Soo Jeedinaya Kaasoo Ku Saabsan Waxyaabaha L... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|