|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Loogu Dabaal Degayay 59 Guurada 26 juun Oo Lagu Qabtay Magaalada Nayroobi,
June 29, 2019 - Written by Editor:NAYROOBI(W,N) Wasiirka arimaha dibada somaliland iyo wafti uu hogaaminayay oo ku sugnaa dalka kenya ayaa ka qaybgalay munaasibad balaadhan oo lagu xusayay 59guuradii 26juun oo ah maalintii somaliland qaadatay xoriyada kana qaadatay dalka boqortooyada ingiriiska Munaasibada ayaa sidoo kale waxaa kasoo qaybgalay fanaaniin caan ah iyo safiirka somaliland ufadhiya kenya oo isagu kamid ahaa masuuliyiintii xafladan soo agaasimay Halkan ka daawo muuqaalka warkan;
Related posts:Xildhibaan Nacnac Oo Ka Hadlay Masuul Ka Tirsan Soomaaliya Oo Safar Qarsoodiya Ku Yimid Lowyacado, F... Somaliland Oo Si Weyn Looga Xusay Xuska Maalinta Araga Adduunka (World Sight Day) Oo Ku Asteysan Maa... Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Oo Iska Fogeeyay In Ay Lug Ku Lahaayeen Isku Daygii Dil Ee Uu Ka Bad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|