Somaliland Oo Ku Kaliyaysatay Shirkii Nayroobi Iyo Wasiir Faratoon Oo Ka Hadlay Sobobta Somaliya Uga Maqnaatay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Somaliland Oo Ku Kaliyaysatay Shirkii Nayroobi Iyo Wasiir Faratoon Oo Ka Hadlay Sobobta Somaliya Uga Maqnaatay!
June 25, 2019 - Written by Editor:

HARAGYSA(W,N) Wasiirka arimaha dibada somaliland prof yaasiin xiir faratoon ayaa a hadlay shirkii magaalada nayroobi uga furmi lahaa somaliland iyo somaliya oo ka  baaqday dhinaca somaliya iyo sobobta.

Sidoo kal wasiirka arimaha dibada ayaa faah faahin ka bixiyay wabixin ay siiyeen wadamadii dhex dhexaadinayay wada hadalada labada oo goob ay isku kaliyaysteen

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS