|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxay Somaliland Kaga Jawaabtay Eedihii Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland?
June 8, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) – Wasiirka wasaarada Cadaalada Somaliland Cabdirisaaq Cali Cabdi, ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeedhay Madaxweyne ku xigeenka maamulka Garoowe Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), oo sheegay inaan Maamulkiisa iyo Somaliland aanay nabadgalyo ku wada noolaaneyn inta sida uu sheegay Somaliland haysato Gobolka Sool. Dhinaca kale, Wasiirka Cadaalada Somaliland ayaa ka hadley xaalada magaalada Badhan ee gobolka Sanaag.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:DAAWO;-Ciyaar Xiiso Badan Oo Magaalada Jig Jiga Ku Dhexmartay Xafiiska Madaxwaynaha Iyo Ganacsatada Gudoomiyaha Gudida Dhalinyarada Ee Beelaha Garxajis Oo Ka Xog-waramay Halka Uu Maraayo Abaabulka S... DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Naqdiyay Qodobadii Kasoo Baxay Shirkii Jabuuti, Golaha Baarlamaankana Ugu B... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|