Hargeysa (WJN) – Siyaasiyiinta madasha wadatashiga Somaliland ayaa dhaliilo culus u jeediyay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, Iyagoona ku dhaliilay xayiraada ay saartay Telefiishanada Horyaal iyo Eryal, Waxaana ay sheegeen inay Xukuumadu mudooyinkii u danbeeyay baalmarayso shuruucda wadanka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wajaalenews Desk
Hargeysa Office
Wajalenews@gmail.com