|
|||||
WAJAALE NEWS
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Soomaaliya Ku Eedeeyey Inay Wadahadalo La Furi Waydo Somaliland
June 26, 2019 - Written by Reporter:Muqdisho (WJN) – Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka Wadajir ee Soomaaliya, ayaa eedaymo u jeediyay maamulka uu hogaamiyo Farmaajo, Isagoona ku eedeeyay in ku guul daraysatay wadahadal ay la furto Somaliland. Sidoo kale, Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa waxlaga xumaado ku tilmaamay 30 sano kadib iyadoo loo dabaal degayo 59 guuradii ka soo wareegtay markii Somaliland xornimaada ka qaateen gumaystihii Ingriiska in maamulka Farmaajo ay markasta baajiso wadahadal lala galo Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:DAAWO; Sheekh-Aadan Siiro Oo Taageeray Murashaxnimada Maxamed Biixi Yoonis Fariina u Diray Bulsha Wa... Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Muuse Biixi Ku Balamiyay Sarkaal Boolis ah Oo Uu Adeer Uyahey In uu K... Madaxweyne Biixi Oo U Caddeeyey Mowqifkiisa Hirdanka Saylici Iyo Saajin Ergo Ka Socotay Beesha Madax... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|